Thursday, April 17th, 2014

Filimka Dhoom 3′ oo lasii deynayo 20-ka Decembar 2013.

Filimka “Dhoom 3″ oo ah filim aad loo wada sugo ayna hogaaminayaan xiddigana Aamir Khan, Abheshik Bachchan, iyo Katrina Kaif ayaa lagu dhawaaqay xiliga lasii deynayo.

 

Aamir Khan: ma filaayo in Shahrukh yahay King Khan.

Katrina Kaif: Waxaa i baro afka Hindiga Saaxiibkeey Salman Khan

Katrina Kaif: Waan ku faraxsanahay inaan la jilo Ajay, Ranbir iyo Arjun Rampal.

Bisha Decembar ee sanadkaan ayaa filimka ‘Dhoom 3′ la daawa doonaa, maalin jimcaa ayuuna kuso aaday.

Filimka ayaa qorshuhu ahaa in sanadka cusub lasii daayo laakiin filimaan badan ayaa la filayaa in shaashada la saaro sida filimka Akshay Kumar ee Thuppakki.

Nagala Soo Xiriir

Qanciyeweb@gmail.com

Ama Skype-keena Oo Ah Qanciye.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Join Us Our Facebook Fun Page